U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dag

Fal Gudbe (1)
Naxwe-gay, -gtay
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in saaka aaney jirin wax dag aalo oo ka socda halkaasi balse ay jirto cabsi weyn oo ay ka qabaan in mar kale dagaalo culusi halkaasi maalintii sedexaad ka qarxaan.

”
β€œ

Inta uu dag-dag meeshii uga kacay, ayuu isaga oo aan is ogeyn gaadhigiisii oo hor yaalla xafiiskiisii uu dag-dag u istaadhey; waxa uu jihada saarey waddo aan ilaa hadda la garan.

”
β€œ

Tusaale: ereyga deg waxa Soomaali badan ugu dhawaaqaan una qoraan dag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-gay, -gtay

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD