U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aalo

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AA4 xar
1

.u Lo'da inteeda aan weli gaarin da'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kooxahaas dhalinyarada ayaa lagu xeray Saldhiga Booliska Degmada Boondheere, halkaasoo su'aalo lagu weydiinayo.

”
β€œ

Dadkan ayaa lagu hayaa saldhiga Booliska Baydhabo halkaasoo su'aalo lagu weydiinayo, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan kooxihii fuliyay qaraxaasi iney ka mid ahaayeen haween sita dharka jalaabiibka ah sida ay sheegayaan saraakiisha Booliska.

”
β€œ

Goobjoogayaal kale ayaa sheegay in labadan qof lagu hayay degmada Dayniile ka durugsan Muqdisho, halkaasoo su'aalo lagu weydiiyay, waxaana looga shakiyay sida la sheegay inay ahaayeen basaasiin la shaqeeya xukuumada Kenya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A Β· AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD