U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaarsiin

Magac Fal
Xaraf GSubg GA8 xar
1

.dh gaarsii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Shirka Nairobi lagu qabanayo sababo jira awgood ayaan go'aansanay inaanan ka qaybgeli karin, asbaabahaas waxaa ka mid ah inuusan nasoo gaarsiin ajandaha looga hadlayo iyo casuumaad rasmi ah oo aan naloosoo dirin," ayuu yiri Macallin Maxamuud.

”
“

Cabdiraxman Farole ayaa intii la doortey waxaa culeys weyn saartey sidii codka shacbka ay matalaan loo gaarsiin lahaa beesha caalamka gaar ahaan wadamada daneeya arrimaha Somalia.

”
“

“Askartiina waxaa la idin kugu talogalay inaad sugtaan amaanka oo aad dhexda u xirataan sidii gargaarka aad u gaarsiin lahaydeen dadka dhibaateysan,” ayuu yiri C/samad Macallin, isagoo intaas ku daray inay amarka ka qaadan doonaan saraakiil gaar ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaarsiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD