U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabbaali

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdabaaliFal Gudbe (2)
1

Wax biyo dabaal kaga gudbin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xubno u hadlay Somali Concern Group ayaa sheegay in biyo-dhaca dadaalkoodaaan uu yahay sidii ay meesha uga saari lahaa kala aragti duwanaaasha u dhexeysa DF iyo Isbahaysiga Asmara, isla markana dalka loogu soo dabbaali lahaa nabad.

”
“

Zenawi ayaa carabka ku dhejiyay in Ethiopia ay taageerada ay awood dhinaceeda ka bixin doonto si uu u guuleysto shirka, oo la rumeysan yahay inuu nabad iyo xasilooni waarta kusoo dabbaali doono Somalia.

”
“

"Waxaan u yeeri doonaa cid walba oo gacan ka geysan karta Nabadda Somalia meel walba oo ay ku sugan tahayba; waxaana kala hadli doonaan sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa Somalia" ayuu yiri Nuur Cadde.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabbaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD