U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabaali

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Wax biyo dabaal kaga gudbin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

• Waxaan ku soo dabaali doonaa gayiga Somaliya nabadgelyo buuxda iyadoo aan ku dhaqmi doono shareecada islaamka.

”
“

Cali Maxamed Geeddi oo soo bandhigay qorshahiisa siyaasadeed hadii la doorto, balan qaadayna in dalka nabadgelyo ku soo dabaali doono 1108.

”
“

Riyaale waxuu yiri "Lagama yaabo inaan dib ula midoobno Somalia, Somalland waa dowlad madax banaan Somalia waan soo dhaweyneynaa sidii ammaan loogu soo dabaali lahaa oo kaliya".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabaali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD