U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaqsiin

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdaajinMagac Fal
1

.dh daaji.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Iska hor-imaadka ayaa waxa uu ka dhashay is-qabqabsi la xiriira muran dhanka dhul daaqsiin oo u dhaxeeyay dad reer miyi ah.

”
“

Qaramada midoobey iyo hay'addaha kale ee gargaarka ayaa sheegey in xoolo dhaqato farabadan ay iyaga iyo xoolahooda ka hayaameen waqooyiga Kenya, isla markaana ay gaareen qeybo ku yaala dalka Ethiopia si ay daaqsiin wanaagsan iyo biyaba uga helaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaqsiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD