U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuskan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho. cuskanaan m.f.dh cuskan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jamaal sheekooyinka soo werintooda oo keliya kagamuu hadhin ee wuxu mid walba tilmaamay hab adeegsigeeda iyo munaasabadaha ku habboon ee qofku uu cuskan caro.

”
“

Gudiigaan ayaa waxaa la sheegayaa in u kala gar-qaadka labadaan dhinac ay u cuskan doonaan shareecada Islaamka wixii ay ka qabto waxaana la sheegay in gudigaani dhex dhexaad yahay.

”
“

Xaggee buu Maxamed cuskan doonaa haddii qaar madaxdan ka midi yidhaahdaan waanu ku fashilanay shirqoolkan?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuskan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD