U gudub nuxurka bogga
SABAAD

codeyn

Magac Dheddig
Naxwec.af
Xaraf CSubg CO6 xar
1

Laan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Mudanayaashii xaadiray kulanka 42 ka mid ah waxay ogolaadeen in xilka la kordhiyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, 35 waydiideen, 1-mudane wuu ka aamusay, aniguna ma codeyn" ayuu yiri Md.

”
β€œ

Xildhibaan Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Barlamaanka Somalia uusan u codeyn in dalka ay soo galaan ciidamada wadamada dariska la ah Somalia, balse ay u codeeyeen ciidamo nabada ilaaliya oo aysan ku jirin kuwa safka hore.

”
β€œ

Mooshinka ayaa laga dooday intii aan loo codeyn, waxaana inta badan xubnuhu ay taageersanaayeen mooshinka, marka laga reebo dhowr mudane oo u muuqday kuwo taageersan Ra'iisul wasaaraha Somalia oo dalbaday in khilaafka la xaliyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

c.af

Xarafka

C Β· CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
codeyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD