U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diiqad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI6 xar
1

Dareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan .

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cilmi-baadhitani waxay sidoo kale sheegtay in dadka shaqeeya saacado badan ay dhibaato ka haysato xagga hurdada, sababta oo ah waxay la kulmaan diiqad nafsiyan ah.

”
“

Laakiin maaha inaynu nafteena diiqad ku gelino waxa aynu dareemayno oo ay taasi inagu abuurto feker farabadan oo ku baaha nafteena, ka dibna dhaliya murugo iyo ciil kugu beera walbahaar, werwer iyo culays aanay naftaadu qaadi Karin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

qof

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diiqad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD