U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadaawad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA8 xar
La Mid AhcadaawoMagac Dheddig
1

Nacayb iyo colaad qof cid u hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxaad uga been abuuraysaa awooddaada cid kalena awoodeeda u sheegan adigoo cadaawad ugu samaynaya.

”
“

Kulanka aad loo xiisaynayaa waa ka dhexmari doona Barcelona iyo Real Madrid oo ah laba naadi oo aad u adag, isla markaana ay dhex taalo cadaawad gaamurtay oo dhinaca ciyaaraha ah.

”
“

Uma suurtagalayso Buuni inuu burburiyo xisbiga KULMIYE, balse waxa uu xisbiga iyo dadka taageersan tusay cadaawad laga ficil qaadan karo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadaawad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD