U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexmari

Fal Laba-Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadow ayaa sheegay ineysan marnaba wada hadalka uu dhexmari doonin DF iyo Maxkamadaha Islaamiga, isagoo sheegay dowlada Ethiopia inay dhici karto iney la xaajoodaan hadii ay dhulka Somalia ciidamadeeda kala baxdo.

”
“

Maamulka Cusub ee magaalada Burco, waxa kale oo uu maalmahanba waday olole uu dadweynaha ku ogeysiinayo in aan hubka lala dhexmari karin magaalada gudaheeda, cidda lagu qabtana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

”
“

Xubnaha kale oo waftiga ka tirsan yaa iyaguna hadlay, dhamaan waxay xuseen in shirkani uu yahay horudhac shirar kale iyo wada shaqeyn dhexmari doona dowlada Puntland iyo EU.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexmari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD