U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bow

Magac Dheddig
Naxwesh.r
Xaraf BSubg BO3 xar
1

Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho.

2

B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhiig ayaa bow soo yiri.

”
“

Markabka Bow Asir ee laga leeyahay dalka Norway oo ka diiwaan gashan jasiirada Bahamas, ayaa markab ah qaada ilaa 23,000 oo tan, waxana inta badan uu qaadaa xamuulka waxyaabaha kimikada ah, laakiin lama xiligan xamuulka saarani waxa uu yahay.

”
“

Leeb iyo qaanso ( carabi : القوس والسهم taliyaani : freccia ed arco ingiriis : arrow and bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

sh.r

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD