U gudub nuxurka bogga
SABAAD

markab

Magac Lab
Naxwe-byo, m.l/dh/-raakiib, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Gaadiid badeed weyn oo u kala baxa qaar lagu dagaallamo iyo xamuulka qaada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Burcad badeed Soomaaliyeed oo mar kale qafaashay Markab Xamuul ah 26 Sep 2010- Markab-kan xamuulka ah Qabsashadiisa ayaa ku soo beegamaysa xili kooxaha burcad badeeda Soomaalidu gacanta ku hayaan Maraakiib kala duwan..

”
β€œ

Burcad badeedka afduubtey 3 Maraakiib oo kale Burcad badeedka Somalida ayaa gacanta ku dhigey Markab kale oo kuwa xamuulka qaada kasoo ka gudbayey gacanka Cadmeed.

”
β€œ

Burcad-badeeda Soomaaliyeed ayaa afduubyo badan ka geystay xeebaha Somalia, iyagoo haatan haysta in ka badan 10-Markab, waxayna sii dayntooda ku xireen lacag madaxfurasho ah oo aad u fara badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.l/dh/-raakiib, m.dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
markab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD