U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booron

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhKimisteri
Xaraf BSubg BO6 xar
1

Curiye bir-ueke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Curiyaha Booron inta u badan waxaa laga hela oogada dhulka asagoo ah isku dhisyo badan, laakiin markuu kaligii yahay waa 'Bir La Mood aad u khafiif ah isla markaana leh midab cowlaan ah.

”
β€œ

Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Booron ( ), Alumiiniyaam ( Al ), Gaaliyaam ( Ga ), Indiyaam (In), Thaliyaam (Tl) iyo Ununtriyaam ( Uut ).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booron - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD