U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booraan

Magac Dheddig
Naxwe-aamo, m.l
Xaraf BSubg BO7 xar
1

God hoos u dheer oo af dhuuban leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa ka dib waa in ay shacabku ka digtoonaadan in ay ku huleelaan booraan hadimo oo lagu hodayo ayna mar, labo iyo saddexba horay ugu dhaceen.

”
“

Heshiiskan oo aan filaayo in uu yahay Hawlgalkii ugu horeeyey ee Dawladani lagasho Dal Shisheeye ah ayaa u muuqda in uu yahay (Booraan Afkii laga Qafilay oo Qabarna hooseeyo).

”
“

Ma booraan hadimo hilbo qudhmay lagu guraa waxa yaab noqotay inamadii oo ku dayanaaya nimankii shisheeye ee loogu yeedhi jiray Black American oo timahooda la raameeyo, surwaalkoo la balaadhiyo miskahana laga xidho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-aamo, m.l

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booraan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD