U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeex1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf JSubg JE4 xar
1

Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abuu Ayuub wuxuu qaaday jeex ka mid ah neefkii orgiga ahaa, markaasuu kariyay, jeexii soo hadhayna wuu soley.

”
“

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Ethiopia ayaa howlgal ay saakay ka fuliyeen qeybo ka mid mid ah magaalada Muqdisho waxay kusoo qabqabteen Qoryo gacmeedyo isugu jira AK-47, BKM (Daba-Jeex), RBG (Baasuuke) iyo waxyaabaha qarxa ee Bambooyinka.

”
“

Sida uu sheegay Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodi-jeex Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeex - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD