U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilicsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf BSubg BI8 xar
1

Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho. bilicsanaan m.f.dh bilicsan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cali Suudaani wuxuu hoos ahaan ugu garaabay Canab Indho-jacayl, isaga oo u fasirtay in Canab ay dulucdeedu ahayd inaga saar hab-dhaqankan madow oo inoogu tali meel bilicsan sidan Luul iyo Najiib.

”
β€œ

Inkasta oo ay jiraan waxoogaa yar oo saan saan dawladeed ah, daaro dhaareer iyo dhismayaal bilicsan, hadana waxa wali muuqda qabyo badan oo dhinac walba leh, sida siyaasadda, nabad galyada, caafimaadka, dhaqaalaha iyo horumar cilmiyeysan.

”
β€œ

Xarunta Jaamacadda ayaa ah mid aad u qalabaysan, una bilicsan, in kastoo ay u baahan tahay in la sii fidiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilicsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD