U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabyo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA5 xar
1

.kh Q. ah: wax aan dhammeystirneyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowlada Faransiiska ayaa waxay dhawaan hordhigtay golaha amaanka ee UN-ka qaraar qabyo ah oo ay ku dalbanayso in wax laga qabto burcadbadeeda Soomaaliyeed ee afduubka ka wada xeebaha Somalia; kuwaasoo itaal ahaan koraya.

”
“

Waxaa uga dhex muuqday daldaloollo iyo qabyo badan.

”
“

Madaxweyne Rayaale, waxa uu Kursiga iyo Talada hogaaminta dalka la dhaxlay duruufo Siyaasadeed iyo qabyo maamul oo hore u dugsanayay Madaxweynihii geeriyooday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD