U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tali

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf TSubg TA4 xar
1

U t.: cid meel xukumid.

2

Ka t.: meel xukunkeeda qabsasho.

3

Ku t.: arrin talo ka bixin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Suudaani wuxuu hoos ahaan ugu garaabay Canab Indho-jacayl, isaga oo u fasirtay in Canab ay dulucdeedu ahayd inaga saar hab-dhaqankan madow oo inoogu tali meel bilicsan sidan Luul iyo Najiib.

”
“

Halkaana waxa cali halkaa kaga yimid awood kaloo kaligii tali janaraal ceydiid isaguna watay, waxaana halkaa ka dhacay iska hor imaadyo saameyn ku yeshay qabiil wajigii hore, si sax ahna u noqday markii danbe qabiil.

”
“

Magaca Yugaandha waxoo ka yimid boqorkii la dhihi jiray (Bugaandha) oo ka tali jiray waddanka koonfurtiisa u danbaysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD