U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barako

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo.

2

Badasho, taran.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Barako iyo beerraq baa boggaaga iyo beerkaaga ku abuurmaya.

”
β€œ

Gabgabdii habaynadani waa habayno barako iyo khayr.

”
β€œ

Dabadeedna cidhib barako leh ayuu ku dhuftay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barako - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD