U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bansiin

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
La Mid AhbaansiinMagac Lab
1

Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qeybaha ka soo baxa middood oo aan midab lahayn dabkana qabsan og oo loo isticmaalo shidaal ahaan; batrool.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xukuumadda oo la safan Madaxweynaha ayaa iyaduna dhankeeda muddo hal sano ah ugu kordhisay dhammaan hay’adaha dastuuriga ah ee dowladda inay howsha sii wadaan, iyadoo ku baaqday in dib loo dhigo doorashada, taasoo khilaafka bansiin kusii shubtay.

”
“

"Eritrea waxay taageertaa Islaamiyiinta Somalia sida Al-shabaab iyo Xisbul Islam, si ay bansiin ugu shubto dabka ka holcaya Somalia" ayuu Max'ud Cali Yuusuf ku sheegay shirka jaraa'id ee uu ku qabtay Qaahira.

”
“

Mid ka mid ah dadka sharci-darrada ku soo qaado socotada waxuu nagu qubay bansiin waxuuna ina tusinaayay dabshidahiisa (Lighter).”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bansiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD