U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ballaar

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
La Mid AhballacMagac Lab
1

Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laga bilaabo dawladii sal-ballaarka ahayd ee lagu soo dhisay Shirkii Jabuuti sannadkii 2000 waxaan qoray dhawr maqaal oo aan Somalia uga digayo dawlad aan la kala lahayn oo lagu magacaabo Sal-Ballaar kuna dambaysa burbur sii dheereeya dhibaatada.

”
“

Shirka dhawaan lagu qabadoono Jabuuti ee la rabo in lagu soo dhiso baarlamaan, madaxweyne iyo xukuumad waxaa ka muuqda saansaanka kuwii hore ee la majaro-habaabiyay kuna salaysnaa wufuud ka kala socota 5ta Somaliyeed (Sal-Ballaar).

”
“

Waxaa ugu dheer Webiga Shabeelle oo dhererkiisu uu gaarayo 1500km, waxaase ugu weyn (ballaar ahaan) uguna biyo badan webiga Jubba oo dhererkiisu uu gaarayo 800km.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ballaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD