U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoddo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Dhererka meel la qoday leedahay.

2

Wax intiisa aasan.

3

Macnaha fog ee hadal leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhacdadu waxay raad qoddo dheer ku yeelanaysaa Soomaaliya, Geeska Afrika, Yurub iyo Qaramada Midoobay!

”
“

LADH waa qiso ina xasuusinaysa dhaawacyada nafsadeed iyo bulsho ee ina soo gaadhay sida ay u qoddo fog yihiin.

”
“

Sarkaal ka tirsan hay'adda la dhaleceeyay ayaa saxafadda caalamka u sheegay inaysan jirin wax xiriir ah oo ay la leeyihiin Al-shabaab iyo Al-itixaad, balse ay hay'adoodu taakuleyso agoonta, ayna ceelal ka qoddo Somalia sidoo kalena dhisto masaajidda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD