U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badow

Magac Lab
Naxwebadow /-wyo, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh.

2

Qof aan ilbax ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Adigu oday badow ah baad u egtahay, markaa sideed doonaysaa in aad Madaxweyne ku noqoto, miyaad dibadaba wax ku soo baratay?

”
“

Maleeshiyaadkii ku adkaadey gacan ku hayntii magaalada Kismayo ayaa wararku sheegayaan in ay xaley ku soo rogeen badow magaalada Kismayo.

”
“

Haddaan idhi Boqorkayow waxaan idhi Boqorkayow Allow barashaan ogeyn intay tahay baaxaddaa qofkuna badow buu ka yahay inuu kugu soo ban-dhigo bayaannada aan fogeyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

badow /-wyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD