U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ashtako

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AS7 xar
1

Eedsheegad af ama qoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyana maxkamad ama cid kale oo wax ka qaban karto arrintaas; dacwo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhanka kale; ganacsatada iyo ardayda ku nool Kismayo ayaa waxay maanta sameyen mudaaharaad ashtako ah kaasoo ay ku cambaareyen dilkii loo geystay Marxum C/nuur Ugaas oo shalay lagu toogtay suuqa magaaladaas.

”
β€œ

Maalin-nimadii Jimcaha ee lasoo dhaafay ayaa dadkaasi waxaa ay Jasiirada Malta ka sameeyeen Banaanbax Ashtako ah oo ay kaga Cabanayeen dhibaatooyin lasoo gudboonaaday mudadii ay halkaasi ku sugnaayeen.

”
β€œ

Cali Maxamed Geeddi, ayaa maalmahaan waxcaa la sheegay in uu soo foodsaaray culeysyo siyaasadeed iyo arrimo kale, kadib markii Dowladda KMG ay ashtako ka dhan ah u gudbisay Dowladda Kenya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A Β· AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ashtako - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD