U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ashkato

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AS7 xar
La Mid AhashtakoMagac Dheddig
1

Eedsheegad af ama qoraal ah oo qof ku ooga cid, geeyana maxkamad ama cid kale oo wax ka qaban karto arrintaas; dacwo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kormeerka aanu samayno, waxaa noo igmada dawladda, ama anaga ayay naga timaaddaa fikraddu, ama marka ay na soo gaadho ashkato ka timid qof shaqsi ah.

”
“

Reer Somaliland badiba waxay aamminsan yihiin inay u daba-galleynayeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen in Xisbiga Dawladdu guulaysto, oo ahayd ashkato ay guurtida iyo Guddida Doorashaduba dafireen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ashkato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD