U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ardaa

Magac Lab
Naxwe-aayo, m.dh
Xaraf ASubg AR5 xar
1

Duggaal kor ka furan, ood ka samaysan, aqallada hortooda laga dhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama la seexdo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Caalamku waxaynu kaga duwan nahay waynu isku xidh-xidhanahoo waynu isnaqaannaa oo nin walba meel bay ka kale iska soo gelayaan, qabyaalad ina kala kaxaynaysaa ina anfici mayso, ardaa baynu nahay ilaahay ballaadhiyey.

”
β€œ

Ergada reer Hargeysa oo iyagu Ardaa-dhig u tegay magaalada Burco, ayaa waxaa hoggaaminayay Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe).

”
β€œ

D- Fulinta iyo meelmarinta xukunkan waxa si toos ah ugu xil-saaran 11xubnood ee guddiga reer Cilmi iyo 11 xubnood ee guddiga reer Fiqishini, cuqaasha labada ardaa iyo madaxda maamul ee gobol iyo degmo ee markaa joogta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayo, m.dh

Xarafka

A Β· AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ardaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD