U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adeegto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AD7 xar
1

Haweenay shaqo hoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Madaxweynaha ayaa sheegay in gobolka Minnesota oo ah gobolka ugu ballaaran ee ay Soomaalida degan yihiin ay dowladu ka furayso Qunsiliyad si ay ugu adeegto shacabka Soomaaliyeed.

”
β€œ

Xaawo Cabdi Dhiblaawe, oo ah dhakhtar qaabilsan cudurrada haweenka iyo carruurta, oo in ka badan 25 sano oo khibraddeeda ah ugu deeqday ineey u adeegto Soomaalida, gaar ahaan xilliyada dhibaatadu jirto.

”
β€œ

Idaacadaha, jaraaidka iyo Telefishanka yaan loo adeegsan ama laga dhigin mikrifoon nin mansab ama darajo doon ahi ku adeegto iskuna cadeeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A Β· AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adeegto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD