U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furayso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf FSubg FU7 xar
1

Wax fur ku xirasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shariif Sheekh wuxuu Sidoo kale sheegay in dowladda KMG ah aysan albabbada ka laabanayn dadka cabashada qaba, balse ay u furayso cid walba oo wax tabanaysa, waajibna ay dowladda ku tahay inay raadinno fursad lagu mideyn karo Soomaaliya oo dhan.

”
“

Madaxweynaha ayaa sheegay in gobolka Minnesota oo ah gobolka ugu ballaaran ee ay Soomaalida degan yihiin ay dowladu ka furayso Qunsiliyad si ay ugu adeegto shacabka Soomaaliyeed.

”
“

“Eedaymahaa, waxaa loo soo jeediyay Ciidamadii ka socday Maraykanka, Kanada iyo Talyaaniga, waxaana xaqiiqo ah in ay tani dagaal Siyaasadeed ka furayso Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,” ayuu yidhi Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD