U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaqiin

Magac Dheddig
Xaraf YSubg YA6 xar
1

War iwm oo dhabnimadiisa la hubo; xaqiiq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa waxaa u wehelisay in uu Quraanka Kariimka ah si fiican u yaqiin maadaama uu ahaa wadaad.

”
“

Maamulka ka taliya Gobolka Sh/Dhexe ee Maxkamaddaha ayaa amaanka Gobolka si weyn u adkeeyay, iyadoo dadku ay ku dhaqmaan kala danbeyn, waxaana ka jira maamul, iyadoo meesha ay ka baxday kala danbeyn la'aantii horay deegaanadaasi laga yaqiin.

”
“

Dadka ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn ugu naxay dilka marxuum Mursal oo laga yaqiin magaalada Gaalkacyo waxayna ku tilmaameen mid fool xun oo ka baxsan bini'aadanimada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaqiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD