U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goos

Magac Lab
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalada oo ahaa kuwo goos goos ah ayaa waxaa uu ka dhacayay Deegaanadaas, saacadihii u dambeeyay, waxaana weerar ay soo qaadeen oo qaarkood rogaal celis ahaa lagu laayay Kooxaha ka soo horjeeda Dawlada.

”
“

Xuska Dhagaxtuurkii Hargeysa Iyo Burco Ka dib markii ay galeen shirar goos goos ah waxay go’aansadeen inay ka hirgaliyaan hawshaa nidaam iska wax u qabso ah.

”
“

Inkastoo weli shacabka muqdisho maqlayaan rasaas goos-goos ah oo ay isku adeegsanayaan dhinacyada iska horjeeda hadana ma jiraan dagaalo toos ah..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goos - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD