U gudub nuxurka bogga
SABAAD

akhri

Fal Gudbe (1/2)
Naxwe-iyay, -iday/-isay; -iyi
Xaraf ASubg AK5 xar
1

Erayo ama weedho qoran daalacasho ama kor ugu dhawaaqid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Shirkada Canmex ayaa heshiis aan dhameytireneyn horey ula gashey shirkada Range Resoources ka akhri halka qoraalka-doc taas ay qorsheyneyso in ay gadato xuquuqda baarista khayraadka dhulka hoostiisa ku jira ee PL.

”
β€œ

AKHRI: Maqaalkan oo ku qoran English Garowe Online ayaa mar walba isku taxaaluujiya sidii ummada Somaliyed ugu Iftiimin lahaa heshiisyada madaxda Somalia la galaan shirkadaha dibbda Xuquuqda Tarjumaadan:Garowe Online/Xigasho FT UK,London.

”
β€œ

Akhri wararkii horey ee la xiriirey jawabtii dowlada Puntland ka bixisay weerarkii burcad badeedku la beegsatey Wasiirka iyo Waftigiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1/2) (f.g1/2)

Isrogrog

-iyay, -iday/-isay; -iyi

Xarafka

A Β· AK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
akhri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD