U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaj

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf XSubg XA3 xar
1

Shanta tiir oo diinta Islaamku ku taagantahay mid ka mid ah oo waajib kaga dhigaya qofka inta uu noolyahay in uu hal mar tago Maka mowsinka xajka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu horeyn waxaa loo baahan yahay inuu qofku xirmado xajka, oo ah maalinta sideedaad ee bisha Dul-xaj (Arrafo) marka uu xirmanayana waxaa looga baahan yahay.

”
“

Xilliga uu Sheekhu Tad-caartaas dhigayey waxay ku beegnayd wakhti ay soo dhowdahay bisha Dul-Xaj ee Xaramka la galo.

”
“

Wuxuuna yidhi:" Xaj Baari ah" ama aqbalaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaj - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD