U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiicnayn

Magac Fal
Xaraf FSubg FI8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxda Leeds ayaa Axaddii caddaysay in bar-tilmaameedkeedu yahay MC Carlen, kadib markii ay go’a u tuureen tabobarahoodii hore oo aan mustaqbalkiisu fiicnayn.

”
“

Muddo markay ka soo wareegatay wakhtigaas ayaa waxaan ogaaday inuu ninku ahaa nin aan fiicnayn.

”
“

Haddii aynu qiimayn iyo ixtiraamba u hayn waydo dhamaan sharciyadda caalamiga ah, madaniga ah iyo kuwa dawliga ah waxaa iman doonta in xaalad kastaba ay si guracan noqoto oo aanu u fiicnayn dalka iyo dadweynaha somalilandba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiicnayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD