U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiimayn

Magac Fal
Xaraf QSubg QI7 xar
1

.dh qiimee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inay saddexda xisbi ee UDUB, UCID iyo KULMIYE iyo xukuumaddu qiimayn ku sameeyaan xaaladda nabadgelyo ee gobollada Sool iyo Sanaag-Bari.

”
“

Bal aan qiimayn ku sameeyo laba saddex qodob oo dawladda hoose ku saabsan.

”
“

Nimanka maanta leh waxaanu nahay niman wax bartay ee khabiirada isku sheegaya, iyaga oo aan miisaami karayn ama qiimayn karayn sidii ay berigaa xaaladdu ahayd ayaad hadana dacwado nagua wadaan, laakiin aad baan arintaa ula yaabaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiimayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD