U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaafad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Qaybaha magaalo u qaybsan tahay mid ka mid ah oo degmo ka yar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed Fadiil Al-Khalaayla oo ku magac dheer Abuu-Muscab Az-Zarqaawi waxa uu sanadkii 1967kii ku dhashay xaafad isku raran ah oo lagu magacaabo Al-Kasaaraat kuna taal magaalada Zarqa ee dalka Urdun.

”
β€œ

Qaraxyo madaafiic ah ayaa bishii July ee la soo dhaafay waxaa ay ku dhaceen xaafad ka mid ah magaalada B/wayne kuwaasoo ay ku dhinteen 4 ruux oo rayid ah.

”
β€œ

Maalin ka mid ah bisha Agosto kulka cadceddana yahay meel-dhexaad ayaa waxaa halka baska laga raaco xaafad ku taalo London soo istaageen labo dumar oo Soomaali ah, mid ka mid ah dumarkaasi ayaa waydiisay midda kale: β€œInantaadii ma dhamaysay jaamacadda?”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaafad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD