U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaadiri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xasan waxa uu xifdiyay Quranka Kariimka yarantiisii isaga oo jooga Baadiye, waxa uu xaadiri jiray yaraantisii xalaqadda Masaajidda, isla goobahaas ayuu ku bartay Culuumta Naxwaha, Sarfiga iyo Fiqiga.

”
β€œ

Dhanka kale waxaa soo baxaya warar madax bannaan oo sheegaya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland uu amarkan ka soo baxay iyadoo wasiirkii soo xaadiri waayo maalinta Khamiista in lala xisaabtami doono.

”
β€œ

"Sida aanu warka ku hayno sifo beeleed ayey ku maqan yihiin"sidaa waxa yidhi badhasaabka Burco oo tafsiir ka bixinayaa sababta ay u maqnaadeen xubnaha shirka ka soo xaadiri waayey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaadiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD