U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareegto1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Warqad arrin gaar ah ka hadlaysa, gaarta meelo badan oo la rabo in si degdeg ah loo fuliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ahlusunna ayaa ka talisa Degmooyin ka tirsan Gobolka Galguduud iyo deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan, waxayna dagaallo joogto ah kula jiraan Xarrakada Al-shabaab oo doonaysa inay dalka oo dhan la wareegto.

”
“

Baydhabo (AllPuntland) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa xilkii kusiminimo ee Degmada Baydhabo loogaga qaaday Taliyaha Booliska Aadan Biid.

”
“

02 11: Madaxweyne Faroole oo maanta soo saaray Wareegto shaqadii looga joojiyay qar ka mid ah Agaasimayaal ka tirsan Wasaradaha Mamulkiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareegto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD