U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koofur

Magac Dheddig
Naxwe-myo, m.dhBaayoloji
Xaraf KSubg KO6 xar
1

Jiha waqooyiga liddiga ku ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bay waa gobol ka mid ah Gobollada Soomaaliya, wuxuuna ku yaallaa bartamaha koofur-galbeed.

”
“

Nelson Mandele 1990kii markuu noqday madaxweynihii madoobaa ee ugu horreeyey maamulka Koofur Afrika, wuxuu magacaabay guddiga “Iscafinta iyo Iscamal weydiinta” waxaana madax looga dhigay Baadariga Desmond Tutu.

”
“

Waxaa kale oo xusid mudan in Yuusuf Xasan yaraantiis ka mid ahaa dhallinyaradii ka soo horjeesatay nimdaamkii midab kala sooca ahaa ee ka jiray dalka Koofur Afrika, isaga oo halgankaas kala qayb-qaatay halgamayaashii ay ka mid ahaayeen Mandela iyo Mbeki.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-myo, m.dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koofur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD