U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waabay1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Geedka xididkiisa laga sameeyo waabaayada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilis “ qof waliba dookh ayuu leeyahay, anna markaan arkay ayey I cajabisay oo waabay I deeqday.”

”
“

Haddii dimuqraadiyad la sheegayo kuwa xag jiraaba waxay geli karaan kuwan, iminkana waabay ku jiraan baa laga yaabaa hadday jiraan, xisbiguna sida la moodayo maah ee waa wax adag, anaba waanu soo marnay.

”
“

Si cad u sheegin mawqifkooda iyo nooca heshiiska dhexmaray Cade muuse iyo maleedhiyadiisa lagaba yaabo in aanay Aqoonsanyn Gooni isutaga Jamhuuriyadan iyo Xuduudaheeda sharciga ah’ balse waabay dafirtay xukuumadu.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waabay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD