U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dimuqraadiyad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI13 xar
La Mid AhdimoqraadiyadMagac Dheddig
1

Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bulshada Reer Somaliland Maanta Waxay Galeen marxalad cusub oo ay hiigsanayaan horumar iyo dimuqraadiyad buuxda oo dhab ah.

”
“

Waxa ii muuqatay inaan dimuqraadiyad iyo isbedelkii aanu xisbiga fursad siin, kamaanay muuqan inuu diyaar u yahay inuu afkaarta sidaas ah soo dhaweeyo oo uu qaato.

”
“

In haddaynu dimuqraadiyad gaadhnay uu madaxweynuhu iska daayo hadalkisa ah Ururka dhalinyarada Ceerigaabo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dimuqraadiyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD