U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ugaarsi

Magac Lab
Xaraf USubg UG7 xar
La Mid AhugaarashoMagac Fal
1

.dh ugaarso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xaalada suuqa Bakaaraha ayaa dagan dilkaas kadib, balse dadka ayaa intooda badan waxay cabanayeen maalmihii ugu dambeeyay is-ugaarsi u dhexeeya Maxkamadaha iyo Al-shabaab oo laga dareemayo suuqa.

”
“

"Meesha ugu daran ee Burcad badeedu Maraakiibta ka Afduubtaan waa Xeebaha Puntland Ciidamadeenuna waxa ay ku hayaan Kooxahaasi Ugaarsi,laakiin nasiib daro cid nagu taageereysa dadaalkeena maheyno"ayuu markale yiri Madaxweyne C/raxmaan Sh.

”
“

Efewerki ayaa dalalka reer galbeed ku eedeeyay inay qayb ka yihiin daganaasho la'aanta ka taagan Somalia, isagoo Mareyanka ku eedeeyay in arinta ugaarsi ee uu ku hayo xubnaha Al-Qaeda ay tahay mid lagu burburinayo nabada Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ugaarsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD