Tusaale Dheeraad ah3
"Kutumashada Dastuurka waxka qabshadeeda malihi waxaase leh Baarlamaanka,laakiin Aniga waxaa xilka iga qaadi kara Baarlamaanka Soomaaliya waxaana leeyahay yaan sharciga lagu tuman sidii la rabana loo Adeegsan"ayuu markale yiri Nuur Cadde.
”Caasimada Muqdisho xiligii nabadda iyo nidaamyadii dowliga ka jireen Goobile waxaa wada tuman jiray bulshada iyada oo aad loola dhaca habka tixda ay gabdhuhu alifaan iyaga oo amaanta marba meel saarayo, qof, meel ama munaasabad haykal sare leh.
”Siraaday dulqaadka Dawladda uu madaxda ka yahay Madaxweyne Rayaale yaanay ku hodin, qaanuunka dawliga ahna yaynaan ku tuman ilayn aflagaado Madaxweyne waa dembiye.
”Falanqaynta Naxwaha
Fal Magu (4) (f.mg4)
-mnaa, -mnayd
T · TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
