U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilayn

Magac Fal
Xaraf ISubg IL5 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cidi kuuma jeeddee hays fashilinin ilayn buubaal biyo uurkiisa ku jira ayuu ka didaaye.

”
“

Laakiin ilayn waxaan ahay nin uu suldaankii la soo balamaye waxaan ku adkaystay oo aan idhi "Aabe sida aad ogtahay sigaar iyo qaad midna ma cuno, sidaa darteed wixii aan Berber ka shaqaystay meel baan ku urursanayey".

”
“

Haddii taa lagaa waayo, bulshada waxaan kula talin lahayn in ay iska samraan 12-ka bilood ee soo socota, ilayn hal 30 qadday hal kuma dari waydo e, ayna u toog hayaan bisha Janaayo ee sannadda 2009-ka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD