U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuhunsan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TU8 xar
1

Cid wax tuhun ku jiro ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dilalkaas kooxo aan DKMG aheyn ayaa lagu tuhunsan yahay.

”
“

Ilaa 32 qofood ayaa u dhintay cudur la tuhunsan yaha in uu yahay Rift Valley kaasi oo ka yimid dhinaca Waqooyi ee dalka Kenya.waxaana jira ilaa 150 neef oo u dhintay cudurkaasi deegaanada Af-Madow iyo Dhoobley.

”
“

Wararka) - Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in 6 qof oo Yemeniyiin ah oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Qaacida ay ku dhinteen kadib markii uu shalay qarax ka dhacay gaadhi marayay duleedka caasimadda Yemen ee Sanca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuhunsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD