U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuhun1

Magac Lab
Xaraf TSubg TU5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaraxan ayaa dowladdu Itoobiya ku eedeysay in ay ka danbeyeen kooxaha mucaradka ee taageerada ka hela Eriteria walow aan si rasmi ah loo caddeyn waxaa kaloo jira tuhun Dowladdu ay ka qabto Jabhadda ONLF.

”
“

Howlgaladaan ciidamada amaanka qaadeen ayaa sidoo kale ka socda magaalooyinka Garowe iyo Galkacayo kuwasoo dadweynaha ku nool soo dhoweeyeen laguna soo qabqabtey dad lagu tuhun sanyahay iney dambiyo kala duwan ku jireen.

”
“

“Waxaad dhimatay adigoo shahiid ah, innaga ayaana kaa dabeynna oo kuu aargudi doonna” ayaa lagu yiri warbixinta oo ahayd mid dheer, waxaana xaqiijinta ururkan ay meesha ka saaraysaa tuhun laga qabatay dilka Bin Laden.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuhun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD