U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toobin1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf TSubg TO6 xar
1

Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro.

2

Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wayse dhaantaa qarda-jeex iyo in suryo oodan ah daawo laga raadinayo lagu habsaamo - waa laf cad oo toobin lagu hayo.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toobin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD