U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iftiimin

Magac Fal
Xaraf ISubg IF8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ahmadou Ould-Abdallah; ayaa sheegay in shirkan uu muhim u yahay sidii tooshka dunida loogu iftiimin lahaa burcadbadeeda afduubyada aan dhamaadka lahayn ka wada biyaha Somalia, iyadoo tani ay horistaagtay in si xor ah loogu safro biyaha Somalia.

”
“

Halkaas marka aan kaga arooray qoraalkaas dheeraa waxa judhiiba niyaddaydu ku talagashay kuurgal aniga iyo jaalkayba u iftiimin doona dhacdooyin sooyaal u ah waayaha bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Geeska Afrika.

”
“

Qormadan kudkii kabaha loo tolay ayaynu isku dayi doonaa inaynu iftiimin kaga bixino marxaladihii qabyaaladu soo martay, sababaha keenay inay qabyaaladu xidida sii aasato, Diinta Islaamku waxa ay ka qabto qabyaalada iyo sida loo daawayn karo qabyaalada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

I · IF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iftiimin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD