U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taxaddar1

Magac Lab
Naxwe-ryo, m.dh
Xaraf TSubg TA8 xar
1

Digtooni; feejigni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hanjabaaddan ayaa waxay imaanaysaa iyadoo laga digayo qaraxyo ay Al-shabaab ka geysato magaalada Nairobi, waxaana dalal ay ka mid yihiin Ingiriisku uu ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan Kenya inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan.

”
“

Waxa lagu jiraa waqti aad u xasaasi ah oo ay gobolka isku hirdiyayaan siyaasado iska soo horjeeda oo saamayn ku leh Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo loo baahan yahay in si taxaddar iyo feejignaan leh loola socdo.

”
“

Tartanka Austria ayay madaxdiisu hadda isu diyaarinaysaa sidii ay taxaddar weyn ugu samayn lahaayeen kulamada saaxiibtinimo ee maqaamka sare ah, waxayna amreen in la keeno ciidamada gacan ka hadalka ka hortaga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ryo, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taxaddar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD