U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sooc1

Magac Lab
Xaraf SSubg SO4 xar
1

.kh S. ah: wax xul ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeen u hadlay Xisbul Islam ayaa ku eedeeyay AMISOM inay aan kala sooc lahayn u duqeeyeen Magaalada Muqdisho, waxaana afhayeen kale oo u hadlay DF uu sheegay in dhowr qof ay ku dhinteen madfac ay soo tuureen mucaaradka.

”
“

“Waxay ciidamada Xisbul Islam ku fureen shacabka rasaas gardaro ah, waxayna si aan kala sooc lahayn u dileen shacabkii goobta ku sugnaa, si ay uga hortagaan falalka shacabka lagu dhibaateynayo” ayuu yiri waxgarad ka tirsan deegaanka.

”
“

Isias Afewarki wuxuu ku tilmaamay ciidamada AMISOM kuwo dano gaar ahaaneed laga leeyahay, oo aysan ahayn nabad ilaaliyeyaal, isagoo ku eedeeyay in si aan kala sooc lahayn ay madaafiicda ugu garacaan deegaanka rayidka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sooc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD